(Daawo Sawirro) Qofkii ugu horreeyay UK oo qaatay talaalka cusub ee Coronavirus

Qofkii ugu horreeyay ee ka soo jeeda UK ayaa qaatay talaalka cusub ee cudurka Coronavirus, kaasoo bilaw u ah qorshaha lagu talaalayo dad badan oo ka so jeeda dalkaas. Margaret Kenan oo ah Haweenay 90 sano jir ah oo ka soo jeeda Enniskillen, Waqooyiga Ireland ayaa noqotay qofkii ugu horeeyey ee talaalkan qaatay. Haweeneydan oo … Continue reading (Daawo Sawirro) Qofkii ugu horreeyay UK oo qaatay talaalka cusub ee Coronavirus